Madaxweyne Ku- xigeenka Dowladda Puntland, H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka horumarinta Garsoorka Puntland . Kulanka ayaa warbixino faahfaahsan looga dhegaystay Maxkamadda sare,…
Xidlhibaanada labada aqal ee barlamaanka Somalia ayaa maalinimada Arbacada ah 25-ta Febraayo 2026 yeelanaya fadhi ay kaga doodayaan waxka beddelka cutubyo katirsan dastuurka kumeel gaarka…
Xukuumadda Federalka ah ee Somalia ayaa ku eedaysay xubnaha golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed inay ka dambeeyeen fashilka ku yimid shirkii arrimaha doorashooyinka ee dhawaan ka dhacay…
Dalalka Somalia iyo Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (Memorandum of Understanding – MoU) oo ku saabsan iskaashiga dhinaca gaashaandhigga iyo milatariga. Heshiiskan oo ay…
New york(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey fadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigay duruufaha…
Muqdisho(SONNA):- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqasho ku tagay Saldhiga Degmada…
USA-(SONNA)-Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay Aqalka Sharci-dejinta ee gobolka Minnesota, halkaas oo…
Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod buuxa ku ansixiyay qaraar ku saabsan gunaanadka xilka Xeeldheeraha Madaxabannaan ee Xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaas…
Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka…





