Mid ka mid ah mas’uuliyiinta degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa lagu dilay Muqdisho maanta. Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ayuutada ama hagbadda iyo kaalinta ay ku leedahay dhaqaalaha haweenka iyo qoysaska Soomaaliyeed. Waxaa soo…
Xildhibaan Mustafe Axmed Kheyreeye oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay jadwalka dooraashooyinka ee ay guddiga dooraashoyinku mudeeyeen uu meesha ka saarayo dib u…
Qaar ka mid ah culimada Puntland ayaa war ay soo saareen kaga digay in dagaal uu mar kale ka dhaco magaalada Garoowe, iyagoo sidoo kalena…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho aan la sii shaacin ku tagay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Sii akhri
Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa mar kale la kulmay maamulayaasha iskuullada Baydhaba, waxayna ku celiyeen digniinta ay u jeedinayaan dadka u hoggaansama…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ehellada dad shacab ah oo ku dhintay ama ku dhaawacmay gacanta ciidamada ATMIS oo doonaya in…
La-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxeynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladda ay heleen hub culus oo ay u adeegsan doonaan hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.…
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhaweyd soo saaray go’aanka doorashooyinka iyagoo sheegay inay doorashada koowaad noqonayso doorashada ururada taasi oo ay ku mudeeyeen inay dhacdo…
Qaar ka mid ah xildhibaannada Goaha Shacabka ee kasoo jeeda maamul goboleedka Koonfur Galbeed oo warbaahinta la hadlay ayaa walaac ka muujieyy xaaladda nololeed ee…










