Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa sheegay in laba askari ay ku dhinteen ciidamo kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhashay miino kuwa la hago ah oo lala beegsaday kolonyo iskugu jirtay ciidamada Uganda iyo kuwa xoogga dalka oo marayey jidka isku xira Muqdisho-Buufo-Baraawe.

ATMIS oo sheegtay in askar ay uga dhinteen qarax
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.