Press "Enter" to skip to content

Agaasimaha hay’adda socdaalka oo la kulmay danjirayaasha Talyaaniga iyo Qatar

Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda mudane Mustafe Dhuxulow ayaa  kulan mirro dhal ah la qaatay danjireyaasha dawladaha Qatar ee Soomaaliya Cabdullaah bin Salem Al-nucaymi, waxaana ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii taageero farsamo iyo horumarineed ay u siin lahaayeen hay’adda socdaalka.
Dhinaca kale agaasime Dhuxulow ayaa la kulmay danjraha dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya danjire Pier Mario Daccò Coppi, waxaana kulankaas diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga, horumarinta adeegyada socdaalka iyo arrimaha danaha wadajirka ah ee labada dhinac.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r