Wargeys.com waxaa la’asaasay sanadkii 2018 bishii abriil. Joornaalkan waa web-portal uruuriya oo soo bandhigga wararka kala duwan ee gudaha Soomaaliya, Soomaaliweyn iyo arrimaha aduunka.
Waxa kale oo la socon kartaa madadaalo, wareysiyo, shaqooyinka, dhaqaalaha iyo ganacsiga geeska Afrika.
– Wargeys.com waa mareeg ka tirsan shirkadda Websan Media Group ee xarunteedu tahay Garowe, Somalia.
Nagu so biir oo la soco pagekeena Facebook: https://www.facebook.com/wargeyssomalitv
Fadlan hadii aad su’aal qabto ama aad xayeeysiin u rabto ganacsigaaga, nagala soo xiriir tv@wargeys.com
Journalist ma’tahay? Nala shaqee. Soo dalbo hadda!
