Press "Enter" to skip to content

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka Daahfurtay Qaybta 1-aad ee Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa maanta ku daahfureysa caasimadda Muqdisho – – : Tayeynta Xaqiijinta Xogta, Xirfadaha Sheeko-sameynta iyo Xiriirka Isku-haynta Bulshada.

Siminaarkan ayaa isu keenaya saraakiisha warbaahinta iyo xiriirka dadweynaha ee Wasaaradaha iyo hey’adaha dowladda, Wariyeyaal ka tirsan hey’adaha warbaahinta gaarka ah iyo dhalinyarada saameynta togan ku leh baraha bulshada.

Arrintan ayaa looga gol leeyahay kor u qaadista wacyiga dhalinyarada iyo helidda warbaahin mas’uul ah oo ilaalisa qiyamka bulshada.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r