Press "Enter" to skip to content

Guddoomiyaha BFS oo soo saaray war-saxaafadeed looga hadlaayo xiisadaha ka taagan deegaanada K/Galbeed

Muqdisho.SONNA….Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay talaabooyin mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed ay ku hor istaageen dadaallo la doonaayey in lagu qaboojiyo  xiisadaha ka taagan deegaanada maamulka.

War-saxaafadeedkaan ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka waxa uu u qornaa sidatan:-

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r