Press "Enter" to skip to content

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta deegaanka Masaale ee Gobalka Shabeellada dhaxe.

Howlgalladaan oo si gaar ah ay u fuliyeen Ururka 171aad ee kumaandoosta Gorgor,waxaa uu ahaa mid la xiriiray  sugidda nabadgelyada iyo sifeynta kooxaha khawaarijta oo mararka qaar ku soo fhuuumaaleysta halkaasi.

Taliyaha Ururka 171aad ee kumaandooska Gorgor Cabdullaahi Mustaf Cali (Tima-weyne) oo hoggaaminayay Howlgalka ayaa caddeeyay inay sii wadi donaan howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta,isla markaana looga saarayo goob kasta oo ay Ka joogaan gobolka Sh/Dhexe.


.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r