Press "Enter" to skip to content

Wasiirka Awqafta XF S oo ka warbixiyay doorka culimada ee dowlad dhiska iyo nabadeynta dadka

Wasiirka Awqafta iyo Arrimaha Islaamka XF S Mudane Sheekh Muqtaar Rooboow oo ka hadlay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in soddonkii sano ee u dambeeyay ay muuqdeen dorka culimada,haddeey ahaan lahaayeen heshiisiinta beelaha iyo dib u dhiska dalka.

”Culimada waa noo siman yihiin, mana jirto cid si gaar ah loo faquuqayo”sidaasi waxaa yiri Wasiirka Awqaafta,isgoo intaa raacyay in nasteexada dawladnimada aysan ku jirin in baraha bulshada la isu mariyo hadallo xanaf lej.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Sheekh Muqtaar Roobow Cali, waxa uu xaqiijiyay in ka wasaarad ahaan ay u taagan yihiin mideynta culimada iyo in si wadajir ah loogu adeego dadka iyo dalka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r