Press "Enter" to skip to content

Danjire Jibriil Ibraahim oo kulan la qaatay Soomaalida ku nool Gobolka Kijaadha ee Kenya

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jibriil Ibraahim C/Lle ayaa kulan heer sare ah la qaatay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Kijadha ee dalkaasi.

Kulanka Safiirka ayaa la xiriiray u kuurgalidda xaaladaha nololeed ee jaaliyadda iyo la socodka horumarada kala duwan ee ay ku tallaabsadeen Dadka Soomaalida .

Danjire Jibriil oo booqday goobo ganacsi oo ay leeyihiin Soomaalida ayaa u sheegay in uu wax kala qaban doono  ama ka caawini doono helidda dokomentiyada lagama maarmaanka ah ee ay u baahan yihiin jaaliyadda ku dhaqan Dalka Kenya.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r