Press "Enter" to skip to content

Cali Dhuux Aadan

XIIIGabaygii 5aad. Gabaygani waa kii ugu dambeeyey silsilada ee Cali oo bilaabay uu kusoo af-jaray. Wuxuu yidhi:Gunbaan ahay ganbo-cad baygu xidhan, iyo gar naagoodeGaashaantimaha sidoodoo kalaan, guur u sugayaayeAniga iyo hablaha loo galmoodo, waan gudboonahayeJeer oon ganboolka iska rido, guudka iga saaranOgaadeenka noo soo gabyoow, waa gar xaajaduyeGabaygaa gaaban ee Cali wax dhacdo ah oo ka dambeeyey oo sidaa uu ku sifeeyey dareenkiisa iyo xaalka tolkii wax ka badalay haddii aad hayso ama meel laga heli karo ogtahay nala soo xidhiidh. Mahadsanid.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r