-
Baal-gorayo waa lagu ogaa, inuu bidhaamaaye
-
Barbara maalinkuu tagay waxaa, bi’iyey miisaane
-
Bir kolay ku tahay shayga fudud, beeso lagu waaye
-
Bood waxaan jeclaadaba markaan, baayacaan nacaye
Isha gabayga:Buuggii Qamaan Bulxaan: (taariikh iyo maanso). Muqdisho: Axmed Cabdi Haybe, 1980.
Ma dhana gabaygani ee soo raadi inta ka maqan oo nala soo socodsii. Waxaan intan nasoo gaadhsiiyey Xadiis Axmed Caabi.
Be First to Comment