Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland: In ka badan 3,500 oo geel ah oo u dhintay cudur


Geel
Geel

Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa sii kordhayay tirada xoolaha u dhimanaya cudur aan la aqoon ee deegaanada Jubaland, kaasi oo si weeyn u saameeyay xoolaha gaar ahaan geella.

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubaland ayaa hadda sheegtay nooca uu yahay xanuunadaasi kaasi oo sababay inay dhintaan in ka badan saddex kun iyo shan boqol oo neef, ayada oo tiradana ay sii kordheyso.

Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Jubaland: In ka badan 3,500 oo geel ah oo u dhintay cudur
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00


Madal

XS
SM
MD
LG