Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Sidee ayuu ku yimid heshiiska shidaalka ee ay dowladdu la galay shirkadda Coastline?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore sheegtay inay oggolaatay heshiisyadii wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Coastline Exploration, waxaana tallabadan ay kala qeybisay aragtida dadweynaha ee ku aaddan heshiiskan.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

© 2022 Wargeys.com