Press "Enter" to skip to content

Wasiir Duraan iyo safiirka Shiinaha oo kormeeray Xarunta laga hago diyaaradaha Soomaaliya+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax iyo Safiirka Shiinaha u Fadhiya Soomaaliya ayaa Kormeeray Xarunta laga hago diyaaradaha Soomaaliya ee Garoonka caalamiga ah ee Aaden Cadde. Sidoo kale, Wasiir Duraan iyo Safiir Shengchao waxaa kormeerka ku wehlinayay Shengchao, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Cali […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *