Press "Enter" to skip to content

Wararkii ugu dambeeyay ee khasaraaha qaraxyadii Zoobe

Wariyaha VOA-da ee magaalada Muqdishu Xasan Kaafi Qoyste ayaa booqday xarumaha caafimaadka iyo halkii ay ka dhaceen qaraxyadii shalay ee isgoyska Zoobe, isagoo halkaasi kula kulmay mas’uuliyin kala duwan.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

© 2022 Wargeys.com