Press "Enter" to skip to content

War Saxaafadeed Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya waxa uu bogaadinaayaa Guddiyada Doorashooyinka heer Federal , Guddiyada Doorashooyinka Somaliland, Galmudug iyo Koofur Galbeed oo si rasmi ah u bilaabay doorashooyinka golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha waxa uu farayaa Guddiyada maamulka doorashooyinka ee Puntland, Jubaland iyo Hirshabelle in ay si dhaqso ah u bilaabaan […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *