Press "Enter" to skip to content

Taariikh nololeedka saxafi Cabdullaahi Jaamac oo ku geeriyooday qaraxyadii Zoobe

Tan iyo markii ay magaalada Muqdisho gilgileen labadii qarax ee waaweynaa ee Sabtidii ka dhacay isgoyska Zoobe, kaas oo ay geysteen ururka al-Shabaab, ayaa waxaa isa-soo taraya khasaaraha dhimashada ee dadka lagu gumaaday weerarkaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

© 2022 Wargeys.com