Press "Enter" to skip to content

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo ugu baaqay hey’adaha gargaarka gobolka iyo kuwa caalamiga ah inay u gurmadaan dadka abaartu saameysay

Cairo-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheeq Cumar oo adkeenaya bayaankii shalay ka soo baxay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadnimo oo deg deg ah ayaa war ka soo baxay maanta Xafiiska Danjire Ilyaas Sheeq […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *