Press "Enter" to skip to content

Roobabka xilliga dayrta oo ka da'ay dawlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia

Wasiirka xafiiska maaraynta khataraha iyo masiibooyinka ee dawlad deegaanka Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahin ayaa dadka ku boorriyey in ay ka faa’ideystaan raxmadda Alle, balse dhanka kale uga digay halista ka iman karto fatahaado ay suuragal tahay in ay sameeyaan wabiyada iyo togaggu.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

© 2022 Wargeys.com