Press "Enter" to skip to content

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhammeystirka doorashooyinka Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in xukuumadda iyo dhammaan dhinacyada ay ka go’an tahay in ay doorashadu ku dhammaato xilligii lagu heshiiyay. Isagoo ka hadlayay amniga dalka, ayuu Ra’iisul Wasaare […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *