Press "Enter" to skip to content

Mid ka mid ah ehelada dadkii ku waxyeellobay qaraxyadii Zoobe oo sharraxaad ka bixiyay musiibadii shalay

Najiib Cabdullaahi Macllin waxaa weerarkii shalay ka dhacay agagaarka Zoobe uga dhaawacmay xaaskiisa iyo walaasheed, isagoo sidoo kale weerarkaasi ku waayay saaxiibbo badan oo ay muddo dheer is garanayeen, kuwaas oo mid ka mid ah ilaa hadda nolol iyo geeri midna lagu hayn.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

© 2022 Wargeys.com