Press "Enter" to skip to content

Mahad Cabdalla Cawad oo ku soo baxay doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiye ku-xigeenka golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa markale ku guuleystay doorasho maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Kursigan ayaa waxaa Mahad Cabdalla Cawad kula tartantay Shukri Cali Faarax, waxaana guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad uu helay 84 Cod halka Shukri Cali Faarax aysan helin wax […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *