Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo oo khadka Telefone-ka kula hadlay madaxweynaha Golaha madaxtooyadda Liibiya

Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane Dr. Maxamed Yuunis Al-Manfi ayaa uga mahadceliyey doorkii uu ka qaatay dib u soo celinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xanibnaa gudaha dalka Liibiya. Labada Madaxweyne ayaa isla qaadatay adkeynta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada shacab ee walaalaha ah […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *