Press "Enter" to skip to content

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka hir-shabeele oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yılmaz. Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa kawada hadlay arimaha amniga, hirgalinta mashaariicyo horumarineed iyo dhameystirka doorashooyinka Dalka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *