Press "Enter" to skip to content

Ileyska VOA: Dooddii hareysay miisaaniyadda dowladda federaalka

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doodda hareysay miisaaniyadda dowladda federaalka ee dhowaan la ansixiyey kadib markii ay baarlamanka su’aalo adag ka weydiiyeen Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

 

Waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

 

 

 

 

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

© 2022 Wargeys.com