Press "Enter" to skip to content

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Sh/Dhexe

Ciidanka guutada 3-aad qeybta 27-aad ee xoogga dalka ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxay ka fuliyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, gaar ahaa wadada xariirisa labadaas magaalo. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in wadadaasi ay ka sifeeyeen nabadiidka Al-Shabaab oo mararka qaar si dhuumaaleysi […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *