Press "Enter" to skip to content

Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyey doorashadda labo kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka

Dhuusamareeb-(SONNA)-Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa soo bandhigay laba Kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo maalinta barri ah lagu qabanayo doorashadooda magaalada Dhuusamareeb. Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa dhawaan shaaciyey shan kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee laga soo doorto Galmudug, iyadoo maanta la qabtay doorashadda labo kursi oo […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *