Press "Enter" to skip to content

Golaha wasiirrada oo ugu deeqay qeyb kamid ah gunnooyinkooda billaha ah dadka ay saameysay abaarta baahsan ee dalka ka jirta

Muqdisho-(SONNA)-Xubnaha Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si loogu taakuleeyo dadka ay saameysay abaarta baahsan ee dalka ka jirta. Ra’iisul Wsaaraha XFS ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah taas oo ka dhalatay abaaraha dalka ka jirta.  

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *