Press "Enter" to skip to content

Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ansixiyey heshiis Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda lagashay shirkada gaar loo leeyahay.

Kismaayo- SONNA)-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale duwan. Kulanka waxaa ugu horeyntii Madaxweynaha golaha uga warbixiyey xaaladda guud ee dalka iyo arimaha doorashooyinka oo xiligan lagu guda jiro sidii losoo dhameeystiri lahaa xubnaha kamid noqonaya kuraasta aqalka hoose ee barlamaaka […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *