Press "Enter" to skip to content

Djibouti iyo Kenya oo cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Dawladaha Djibouti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si adag u cambaareeyey weeraradaas, sida uu Djibouti ka soo diray weriyaha VOA Ramadan Musa.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

© 2022 Wargeys.com