Press "Enter" to skip to content

Digniin laga soo saaray Duufaan laga cabsi qabo inay ku dhufato deegaano ka tirsan Puntland

Muqdisho.(SONNA):- Qoraal kooban oo kasoo baxay Xarunta Qaran ee ka digista halis wadareedka, ayaa waxaa lagu sheegay in laga cabsi qabo inay Duufaan ku dhufato degaanno ka mid ah Dowlad gobaleedka Puntland, sida deegaannada Caluula, Xaafuun iyo isku shuban. Duufaantan oo ku socota xawaare dhan 35 km/Saacaddii ayaa laga cabsi qabaa in 24-ka saac ee […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *