Press "Enter" to skip to content

Dawladda Soomaaliya oo faahfaahisay taageerada ay u fidinayso dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii Zoobe

Ra'iisal wasaaraha dawladda Soomaaliya oo xalay shirguddoomiyey kulan degdeg ah oo ay yeesheen golaha wasiirada ee Soomaaliya, ayaa sheegay in xukuumaddu ay ku deeqday illaa hal milyan oo dollar oo gurmad loogu fidiyo dadka waxyeelladu ka soo gaadhay qaraxyadii Zoobe

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

© 2022 Wargeys.com