Press "Enter" to skip to content

Dab laxaad leh oo kusii fidaya kayn ku taalla gobolka Sanaag

Dab laxaad leh ayaa kusii fidaya kaynta Gaacidh iyo Xero Moolli oo ka tirsan Buurta Daalo ee Gobolka Sanaag maanta.

Dabkan ayaa billowday shalay, hase yeeshee la sheegayaa inuu xalay si weyn u fiday. Dadka degaanka ayaa idaacadda VOA u sheegay inuu dabkan khasaare u gaystay kaynta oo ku taalla meel aad u qurxoon.

Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

© 2022 Wargeys.com