Press "Enter" to skip to content

Ciidamada xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo argagixida ay ku lahaayeen gobolka Sh/Hoose

Muqdisho(SONNA)-Ururka 84-aad guutada 14-oktoobar ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sacadihii la soo dhaafay halkaa ka sameeyay howlgallo lagu baacsanay kooxaha argagixisada Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay degaanno hoos taga janaale ee gobolka Shabeelaha hoose. Ciidamada  aya howlgalka waxa ay sigaar uga sameyeen tuulooyinka,Uraay iyo Degwiriiri, oo hoos taga […]

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *