Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Danjire Hodan Cismaan Cabdi, oo ay wehelinayaan saraakiisha Safaaradda, ayaa maanta kulan soo dhoweyn iyo is-xog waraysi ah…
Muqdisho,(SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee ku…
Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Aamiin Sheekh Cusmaan, ayaa maanta magaalada Riyaad kula kulmay Xoghayaha Guud ee Golaha iskaashiga Khaliijka,…
Muqdisho(SONNA);- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la qaatay agaasimeyaasha waaxyaha Wasaaradda si dib loogu…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgalkada hub ka dhigista ee Ciidamada Amniga ka…
Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha…
Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta, ayaa Mudane Danjire Salaad Cali…

MUQDISHO(SONNA):-Guddoomiye Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Saadiq Abshir Garaad, oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Guddiga iyo Xoghayaha Guud, ayaa…