Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada Turkey


Iyadoo Turkigu ay ka qabsoomeyso doorasho madaxweyne oo ku celis ah, 28-ka bishan May, ayaa ninka la baratamaya madaxweynaha talada haya Recep Tayyip Erdogan ee la yirahdo Kemal Kilicdaroglu, waxa uu ololihiisa la beegsanayaa cod-bixiyeyaasha waddaniyiinta ah.

Waxa uu balanqaadayaa sharciyo ka dhan ah qaxootiga iyo soo-galoootiga iyo tallaabooyin dhinaca ammaanka ah.

Wariyaha VOA-da Dorian Jones ayaa warbixintan kasoo diray Istanbul. Waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Dandureey.

Wararkii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada Turkey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG