Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida shacabka Garoowe ee doorashadii la hakiyey


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland iyo laba degmo oo kale, oo ka tirsan gobolka Nugaal ayaaney maanta ka dhicin doorashooyiinka golayaasha deegaanka ee laga qabtay maamulka intiisa kale.

Guddiga doorashada ayaa hakiyey doorashooyinkii saddex degmo oo Garoowe ay ka mid tahay kadib markii ay doorashada ka horyimaadeen siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka, ayada oo meelaha qaarna malmihii la soo dhaafay lagu gubay sanaadiiqdii iyo warqadihii cod-bixinta.

Haddaba shacabka magaalada Garoowe ayaa ka hadlay sida ay u arkaan doorashada la hakiyey. Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan kasoo diray Garoowe.

Aragtida shacabka Garoowe ee doorashadii la hakiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00



Madal

XS
SM
MD
LG